Ahlu Sunna oo ka baxday Deegaan Muhiim ah iyo Ciidamada dowlada oo la wareegay

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa dagaal la’aan kula wareegay deegaanka Ceeldheere oo qiyaastii 30-km u jira magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug. Deegaanka Ceeldheere oo ahaa oo deegaan istaraatiiji ah  una dhaxeeya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ayaa maalmo kahor waxaa la wareegay ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna, deegaanka ayaana … Continue reading Ahlu Sunna oo ka baxday Deegaan Muhiim ah iyo Ciidamada dowlada oo la wareegay